Buurta almis iyo xidhiidhka ka dhaxeeya surada 7aad ee Quraanka

Buurta almis iyo xidhiidhka ka dhaxeeya surada 7aad

Suradaha quraanka surada 7aad waxa la yidhahda Al acraaf waxa ay ku bilaabanta ayaada kowaad Alif laam miim saad culimadu waxa ay الله اعلم hadda waxa jira ereyga Ilaahay inoo gudbiyay ee ayadaha quraanka ku jira Macnihiisana la garan wayay luqadda somaaliga waxay ku noqonaysaa kelmada (المص-Almis )oo ah buur ku talla Somaliland suraddan al acraaf waa surada todobaad sidaa daraadeed hadii aan dhinac kale ka eegno buurtan waxa ku dhex talla dalkii laysku odhan jirey somaliya. khariidada somaliya waxa ay u eeg jirtay Number 7 
Dhinac kale hadaan ka eegno buurta waxa ka baxa geed la yidhahdo kulan . Kulanka waa geed ka mid ah geedaha laga sameeyo saliidda nooca la yidhahdo olive 🫒 oo laga sameeyo Saliid zeytuunka hadii luqadda Carabiga uu Alle ugu Magac bixiyay zeytuun afka somaaliga waa lagu yidhahda Kulan cidda geedka aqoon leh ayaa fahmaysa . Waxa kale oo jira Marka laga hadlayo cilmiga luqaddaha cilmiga ereyga oo af Carabi ku noqonaysa علم الكلمه geedka kulanka Muxu magacan u kasbaday ama u qaatey muxu se kulmiyey waa su,aalaha u bahan in laga jawaabo 
Magaca Kulan geedkaa cidda u bixisey lama sheegi karo iyo sababta kulan loogu bixiyay lkn hadaan isku dayno waxa uu kulmeyey waa ilahay swt iyo Nabi Muuse waana goobtii ugu horeysay ee Nabi muuse alle uu kala hadlo sidda aad arki doontaan ayadaha soo socda 
 Geedkaasi oo buur dhinac kaga yaala ayaa Nabi muuse isaga oo safar ku jira ayuu arkay dab wuxu soo galay safar dheer dabadeedna wuxu ku yidhi xaaskiisa dabka ayaan wax an shidano inooga soo qaadiyaye sii jooga halka ka dib ayaa waxa ku dhadhacay doox buurta dhinac mara oo la yidhaahdo duwa 
إِذ رَءا نارًا فَقالَ لِأَهلِهِ امكُثوا إِنّى ءانَستُ نارًا لَعَلّى ءاتيكُم مِنها بِقَبَسٍ أَو أَجِدُ عَلَى النّارِ هُدًى
 suuradda daah 

فَلَمّا أَتىٰها نودِىَ مِن شٰطِئِ الوادِ الأَيمَنِ فِى البُقعَةِ المُبٰرَكَةِ مِنَ الشَّجَرَةِ أَن يٰموسىٰ إِنّى أَنَا اللَّهُ رَبُّ العٰلَمينَ
(29)suuradda qasas

markuu soo gaadhayna wuxuu kaga dhawaaqay toggii dhinicii midigta ahaa oo geedka barakaysnaa, wuxuuna ku yidhi alle swt (Nabi) Muuse anigu waxaan ahay Eebaha Caalamka.
 (29 surada al qasas

 ka dib waxa uu arkayay waxa uu ahaa geedka kulanka oo ilahay nuur ku dahaadhay sida uu ilahay ku sheegay ayaada kor ku xusan laakin waxa aan si faahineysan geedka iyo halka dhaco ama ku yaalo ayaada soo ku socota 
٣٥ سورة النور آية 
اللَّهُ نورُ السَّمٰوٰتِ وَالأَرضِ مَثَلُ نورِهِ كَمِشكوٰةٍ فيها مِصباحٌ المِصباحُ فى زُجاجَةٍ الزُّجاجَةُ كَأَنَّها كَوكَبٌ دُرِّىٌّ يوقَدُ مِن شَجَرَةٍ مُبٰرَكَةٍ زَيتونَةٍ لا شَرقِيَّةٍ وَلا غَربِيَّةٍ يَكادُ زَيتُها يُضيءُ وَلَو لَم تَمسَسهُ نارٌ نورٌ عَلىٰ نورٍ يَهدِى اللَّهُ لِنورِهِ مَن يَشاءُ وَيَضرِبُ اللَّهُ الأَمثٰلَ لِلنّاسِ وَاللَّهُ بِكُلِّ شَيءٍ عَليمٌ

Ayaada Macnaheeda Tafsiirkeeda oo dhan wada sheegi mayno lkn position geedkan uu ku yaalo ee ayaadu sheegayso ayaan diirada saarayna Sidda daraadeed geedka waxa uu ka baxaa( Bari Maha Galbeedna ) Marka waxa ay naqoneysa. Bartanka dhulka oo ah 45' ama 44' sidda Alle quraanka inoogu sheegay waxa jira laba bari iyo laba galbeed waxanad ka fahmaysa ayaadan soo socota 
رَبُّ المَشرِقَينِ وَرَبُّ المَغرِبَينِ( سورة الرحمن ١٧)

Halka ku raagi maayo dadka garanaya qaabka wareega cadceedda iyo wakhtiga aduunka u socdo waa garanayan sawirka ayey ka arki karaan 
Hadaba halka buurta dhacda waa bartanka Bariga Dhexe oo ah 44' oo sidda daraadeed ilahay baa og xaqiiqada lkn in laga fikiro qawlka Alle oo la fahamkiisa rog rogo oo tadabur lagu sameeyo ayaa fican hadii khalad galayna madama quraanka tafsiirkiisa Alle iyo inta cilmiga leh kaliya garanayaan Alle waxa ka baryaya in uu ii danbi dhaafo 

Nabi Muuse halka uu ugu yimid Nabi shacayb ee uu Deganaa waxa loo yaqaan gobolka Sanaag oo ka ka mid Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland Area ceel afweyn (Muduna) oo ay wax ka sii tagan yihiin asaartii waxa uu u socday Masar isaga ka tagayay wada badda dusheeda marta badda cas sida Djibouti Eratareya iyo Sudan halka almis ayuu kaga tegey adhigii iyo gabadhi ilamihii Markii alle amarka siiyay ee lagu yidhi u tag daalinkii fircoon adhigaas waa adhiga qoorta madow leh oo aan meel kale laga helin Usha uu sitay ee ay warameyso surada daaha waa hangoolka inanta uu dhalay Nabi shacayb ee u dhisay Muuse magaceeda waxa ahaa Dalo oo loogu magac darey buurta daalo inanta waxa ay ahayd inan qurux badan markii mudada ay ku balameen Shacayb iyo muuse oo ahayd 8 sano lagu qiyaaso in uu uu noqdo shaqaale xoolaha u xananeeya mushaqayadiisuna noqon doonto in habalaha mid ahaan loo dhisi doono ka dib wakhtigii markii gadhay ayuu ku yidhi inantii waa taa Muuse waxa uu jecla inanta yar lkn ma uuna doneynin inanta wayn ka dib waxaa aan jecelahay dalo ka dib waxa uu u sheegay Nabi shacayb Muuse dhaqanka reer madyan waxa ka mid ah in aan la guursan karin inan wayn oo reerka joogta inanta yar sida daraadeed waa in aad sugta inta la guursano inanta wayn ka dib lix bilood ka bacdi baa la soo doontay inantii Muuse loo dhisey dalo 
Ka dib Muuse waxa uu noqday inan la yaal ka bacdi waxa Nabi shacayb waydiiyay u juuradii uu xoolaha ku ilaalinayay ma inanta uun bay ahayd 
Inta ka bacdi waxa uu shacayb u sheegay in adhiga dhalaya ee riman sanadka uu wax ku leeyahay waliba shuruud ayuu ku xidhay wixi calamad aan ahayn ka adhigeyga hadii uu dhalo adhigaas adaa iska .marka adhiga waxa uu ahaa adhi wada cad ka dib wayahay ayuu yidhi adhigii waxa uu noqday kala badh adhiga qoorta madow 

 رَبِّ اشرَح لى صَدرى. وَيَسِّر لى أَمرى

Cabdisalaam Mohamed cabaas duncarbeed

Comments

Popular Posts