Skip to main content

Posts

Featured

Buurta almis iyo xidhiidhka ka dhaxeeya surada 7aad ee Quraanka

Buurta almis iyo xidhiidhka ka dhaxeeya surada 7aad Suradaha quraanka surada 7aad waxa la yidhahda Al acraaf waxa ay ku bilaabanta ayaada kowaad Alif laam miim saad culimadu waxa ay الله اعلم hadda waxa jira ereyga Ilaahay inoo gudbiyay ee ayadaha quraanka ku jira Macnihiisana la garan wayay luqadda somaaliga waxay ku noqonaysaa kelmada (المص-Almis )oo ah buur ku talla Somaliland suraddan al acraaf waa surada todobaad sidaa daraadeed hadii aan dhinac kale ka eegno buurtan waxa ku dhex talla dalkii laysku odhan jirey somaliya. khariidada somaliya waxa ay u eeg jirtay Number 7  Dhinac kale hadaan ka eegno buurta waxa ka baxa geed la yidhahdo kulan . Kulanka waa geed ka mid ah geedaha laga sameeyo saliidda nooca la yidhahdo olive 🫒 oo laga sameeyo Saliid zeytuunka hadii luqadda Carabiga uu Alle ugu Magac bixiyay zeytuun afka somaaliga waa lagu yidhahda Kulan cidda geedka aqoon leh ayaa fahmaysa . Waxa kale oo jira Marka laga hadlayo cilmiga luqaddaha cilmiga ereyga oo af Carab

Latest Posts

Dagaalka saddexaad ee aduunka

Mahdiga la sugayo

Every project that carries a vision to reach people has messengers

In the 19th century, Europeans emerged from several centuries called the Dark Ages

Somaliland waxa laga keenay meel fog

History of somaliland

60 years after independence: The history of the SNL Party of the 1960s

Difference in opinion is where civilization and knowledge in the world has emerged. Differences in opinion are illegal

Somaliland's role in the Gulf of Aden and the Red Sea undeniable

DIMUQRAADIYADDU WAXA AY U BAAHAN TAHAY MUWAADDIN XOR AH