Posts

Showing posts from November, 2019

hogaan waxgal ah

Muxu salka ku haya xifiltanka ka dhex jira wadamada geeska africa

Culimada ku hawlan daraasaadka amniga adduunka (international security studies) marka ay ka faalloonayaan dhibka burburka saddex dhinac ayey ka eegaan; dooddooda ugu weyni waxa ay tahay; colaaddu waxa ay keentaa burbur - burburkuna saddex ayuu u qaybsamaa