BERBERA GEOGRAPHIC POSITION.

BERBERA GEOGRAPHIC POSITION.
Ma ogtahay in magaalada berbera ay geographic ahaan ay dhacdo ( Lat= 10 digree 27 minute N
Long=45 degree 00 minute E ) taas oo noqonaysa ( +3 hour from Green winch maredian GMT ) waxaanay ku taala meel muhiim u ah dhinaca badda oo jidka ay maraan marakiibta u kala gooshta yurub iyo asia ay dul maraan berbera meel u jirta 85 nuatical mile × 1.852 = 157.4 KM sababta jidkan ama wadadan loo sameeyayna ay ahayd dhaqdhaqaaqa budhcad badeeda si looga ilaaliyo maraakiibta halkaas ka Kala gooshaysa ayna ka shaqeeyan Maraakiib Navy (kuwa dagaalka) ah oo ka gudbiya ama ilaaliya budhcad badeeda kuwa ganacsiga jidkan maraya ( due to pircy activity of the region mariners are stabilised international recommended corridor IRC) hadii si caalamiya loo sameeyo dakada berbera waxaa ay noqon doonta meesha ay kula kala wareegan rarka ( Cargo) maraakiibta ka timaada yurub oo ka soo gudba (BAABAL MANDAB ) kuwaas oo ku wareejin lahaa kuwa ku socda bariga fog ee ASIA(Far East like china ) halkaas oo aan kala soo wareegi suuqa ganacsiga meesha iminka loo ya qaan singapore oo ah meesha ay hada kula kala wareegan maraakiibtu rarka.
Faaiido aad u badana aan ka heli lahayn xag walba leh dhica shaqalaysiinta dhalinyarad sea man fara badan oo inoo soo baxa dhaqaalaha wadanka oo kordha iyo waxyaabo kale oo badan .
waayo waxaan ku naal meel dhex u ah yurub iyo asia halka sigapore ay aad uga fogtahay kuwa ka imanaaya yurub .
Fursadan oo kale ma haystaan walaalaheena somalia sababta oo ah meesha iyagu ku yaalan geographic ahaan oo ah badd wayn ama (INDIAN OCEAN ) taas inta badan kacsan Current ama MAAYAD xooga aya ka dhacda oo an sahlayn inay si dhib yar loo soo xidho maraakiibta.
Halka ay baddeenu ku taalo GULF OF ADEN taas oo inta badan ah badd dagan maraakiibtana si fudud loogu soo xidho.
IF YOU CAN DREAM YOU CAN DO IT

Comments

Popular Posts